Dabaal dega iyo dhibkiisa
Dabaal deg kasta marka la dabaal degayo dhib iyo mushkilad wuu leeyahay si kasta oo dhibka debaal degaas leeyahay hadana dadku waxay kukala duwanyihiin dhibkaas iyo dabaal dagaas siday ukala dhaqmaan
Farxadda qaarkeed markay kaa badato dad badan waxyaabo badan ayaay sameeyaan oo mushkilad ah oo dhib ah taaasi oo ka dhakata farxada iyi qosolka ay sameynayaan
Arimaha waxay ubaahanyihiin xadid la kala xadido oo arimaha qaaar waxay ku wanaagsanyihiin markaad dareento inaad naftaada qaaimayso xaalkeeda sida uu noqonkaro markay hawlaha qaar faraha la gasho taaas oo micnaheedu yahay hadii aaad bulsho la dabaal degayso markaad naftaaada qiimayso noocay tahay waa inaaad naftaada qiimaheeda iyi sida aaad u qiimaynayso waa inay ahaataaa halkaaa hadii marto ood tagto meel ama goobaha dabaal degu ka socdo maxay naftaadu kasoo faa idaysaa goobtaaa naftaada maku haboontahay inay halkaaa tagto mise kuma haboona naftaadu tagitaanka goobtaaas
Dadka qaar markay dabaal degayada tagaan waxay sameeyaan ficilo aan wanaagsan diiniyan iyo sharciyanba taaas oo kasoo horjeeda shareecadeena islaamka oo ina faraysa inuu qofku dhawrsoonaado markasta oo is ilaaliyi gaar ahaan waxay dhawrsoonidu wanaaagsan tahay marka aaad bulsho dhex joogto eed dhex gasho markaa inaad dbawrsoomiwaydo ayaa ah muskilada wayn ee dadkuna kaaga dayankaraan ama dadka wanagsani inkaarba kaaga dhicikarto markay arkaan waxaaad samaynayso ee xun
Qofka sharaftiisu waxay ku jirtaa inuu alle ka baqo oo is ilaaliyo markasta waayo wuxuu qofku darensanyahay in alle arkayo wuxuu samaynayana alle inuu la socdo ayuu qofku dareensanyahay hadii uu intaaa dareemana qofkaasi waa qof iimaan kiisu wayn yahay xaaladaha daran ee adag ee bulshadu moogantahay allihii abuuray qofku hadii uu xasuusnaado alle runtii waxay ka turjumaysaa iimaankiisu intuu gaadhsiisanyahay
Xishoodkuna waa qayb kamida iimaan siduu nabigu sheegay scw
Hadii qofka xishood laga waayo oo uu xishoonwaayo waaa qof iimaankisu daciif yahay oo iimaankii xishoodka amrilahaa ayaa qofkaaas kuyar
Hadaba meelaha iyo fagaarayaaasha lay iskugu imanayo inta badan dadka ugu macaasida xun waa dumarka qaarkood oo iyagoo meelahaa dadwaynuhu isugu yimaadeen intay imaaden ayay dumarka qaarkii samaynayaan ficilo anshax xumo ah sida gabadhii inay is qaawiso oo timaheedii ay qaawiso iyadoon ka xishoonayn dadka iyo ragga agteeda maraya ee taaagan ku waas oo lagayaabo mararka qaar ama wakhtiyada qaaar inay damaaciyaan gabadha oo xumaan ka doonaaan madaamoo gabadhii agtooda isku qaawisay ama iyadoo qaawan meesha ay timid
Hadaba marka la leeyahay ha dhawrsoonaato gabadhu waxaa laga ilaalinayaa xumaan kasta oo midkasta oo maan gaab ahi ula imanlahaa oo marka danbena fitno iyo dhibaato halkaaas ka dhicilahayd
Xumaanta iyo fitnadu waxay usii darantahay dumarka waana sababta dumarka alle ugu waajibiyay xijaabka oo ka dhigaya gabadha mid asturan oo ka fog xumaan oodhan hadii gabadhu tahay mid asturan oo alle ka baqaysa xaqiiqdii taaasi waa mid aan cidna xumaan ula soo badheedhayn
Gabadha kale aaan asturnayn iyada laftirkeedu way ogtahay in marka ay ka tagto xijaabka ee asturnidiina meel iska dhigto in ragu xumaan ulasoo badheedhi karaan oo ay ka duwantahay midkale ee asturan
Goobtu haday tahay goob cidhiidhiyana way kasii hawl badantahay oo waxaa dhacda raga qaar inay gabadhaa si hoose utaa taabtaaab kadibna iyana ay dareento oo lagayaababa iyada laftirkeedu inay raali kula noqoto waxaakale oo dhicikarta in gabadhaas is tirraahdo waaa meel cidhiidhiyee dulqaadka muuji waxay kale oo dhicikarta inay gabadhaas af iskaga celiso ninka soo damaaciyay waxaa kale oo dhicikarta inay gabdhaha qaar sameeyaan qacan qaad oo ninka ay dhirbaaxaanba
Dhirbaaxadaas iyagoo dan u arka inay iskaga celinkaraan raga
Si kastaba ha ahaatee dhaqanka wanaagsan in laga tago mahan hadii uu qofku faraxsanyahay iyo hadii aaanu faraxsanaynba markasta waa inuu ku dhegenaado dhaqankiisa wanaagsan goobaha raga iyo dumarku iskugu imanayaan waa in lakala.saaro si ayna dhibaato anshax xumo iyo mid dhaqan xumaba uga dhicin halkaaas
Dumarkana ilaahay ka baqaaan oo ha xijaabtaaan oo xijaabka haysku asturaan markasta oo ay baxayyaan
Ragana iyaguna dumarka ilaahay hawga baqaan oo yaanaay dhibaataynin dumarka hana xaq dhawraan oo haka soo qaadaan walaashood ookale waayo nina lama jecla inay walaashii xumaato ama xumaan lagau sameeyo
Dadka culimada iyo dawlada iyo odayaasha dhaqankuba arimaha dhaqan xumada umada hawga digaan oo haka ilaaliyaaan hana waaniyaaan wixii ay ka qabankaraan haka qabtaaan dadka qaar ayay maslaxadoodu ku jirtaaa in wax loo sheegi qaaar waxay maslaxdoodu ku jirtaaa in loo hajabo ninba sibaa maslaxas ugu jirtee midkastaba sidii maslaxadu ugu jirto uun haloola dhaqmo siina waalidka caruurta dhalay haka war hayaan halka ay ubadkoodu marayaan iyo halka ay tagayaanba meel kasttaba ha ahaateee
Dhaqan xumadu hadi ay umada ku baahdo aakhirka danbe shay iska caadiya ayay noqonaysaaa
Dabaal degyada 18 ka may waa dhibaatooyinka laga dhexlo un dumarku is qaawiyaan oo heeeso shitaan oo raga is dhex galaaan oo halkaas xumaano badan ka dhacdo
Xumaantana hala joojiyo oo alle halaga baqo
Qofkastaana alle haka baqo oo intii awoodiisa ah ha qabto xumaanta
Ilaahay xaqa hayna waa fajiyo
Allaaah ayaaa mahad iska leh
WQ:FARXAAN CABDILAAHI CABDI
J
0 Comments