Ilaaalinta salaadaha
Salaadaha waa faral ilaahay inagu waajibiyay waajibkaasi wuxuu ubaahanyahay ilaalin gaara inaynu ilaalino waxaynu u ilaalinaynaaa wakhtigeeda iyo kawarhaynteeda xiliyada la tukado salaada
Hadaba dad badan way dayaceen saladahaas faralka ah qaarkood maba tukadaan oo waxay ku mashquulsanyihiin hawlo aduunyo oo qanacsi iyo wixii lamida ayaa ka mashquuliyay inuu tukado qaarkoood waxa ka mashquliyay shay aan nafci iyo waxtar ulahayn oo wakhtigoodii ay ku lumiyeen
Dadka qaarna waa kuwo ilaalinaya salaadaha waxayna u ilaaliyaan wakhtigeeda qaarkood maskaxdoda ayaa markasta ku fikiraysa salaaada iyo tukashadeeda
Qaarkood waxaad arki kartaaba iyagoo wakhti hore uwayso qaadanya tukashada salaadaha oo ilaalinaya wakhtiga salaada kuwaasina waa kuwo ilaaliyay oo dhawray salaadihii alle ku waajibiyay
Dadkuna ma sinna qofkastana waxaad ka garankartaaa muqiisa oo dadka saaladaha tukada ee ilaaliyaa wejigooda waxa ka baxaya nuur iyo iftiin oo wejigoodu wuu nuurayaa gaar ahaan dadka ilaaliya salaada habeenki ama salaatu laylka ee wakhtiga danbe ee habeenkii tukada iyaha nuur gaara ayaa kabaxa wejigooda iyo iftiin hadba qofku siduu uu salaada u ilaaliyo ayuu wejigiisuna u nuuraa oo uu u iftiimaa
Dadkakalena wejigooda ayaad ka garankartaa inuuna ahayn qof tukada waayo wejigiisa madow iyo iftiin la.aaan ayaa ka muuqata madaamoo uusan tukan wuxuna ahaadaaa qof cidhiidhi ku noool oo qalbiga ayuu cidhiidhi ka dareemayaa madaamoo salaadii alle ku waajibiyay ee iftiinka iyo nuurka siinaysay uu dayacay waayo sababta uu cidhiidhiga la dareeemayo ayaa waxay tahay wuxuu ka jeedsaday ilaahay dikrigisii iyo xuskiisii sidaas darteeed ayuu unoqday qof isna cidhiidhi kujira
Salaada qofka aan tukan xumaanta ayaa udhibyaraata oo wuxuu ku dhiiradaa inuu sameeyo xumaano waxaan ufududaata macaaasida iyo dunuubta madaamoo salaadii uu ka tagay waayo salaadu qofka waxay ka reebtaa xumaanta
Nabigeena scw wuxuu
Balanka noo dhaxeeya anaga iyo iyaga waa salaada qofka ka tagaan wuu gaaloobay
Katagitaankii salaada uu qofku katgayay ayuu nabigu scw ku sheegay gaalnimo
Taasina waxaad ka garanaysaaa danbiga uu kujiro waynidiisa inuu aaaaad u waynyahy danbigaaasi ayaaad daremaysaa
Qof kasta oo muslim ah waxaan kula dardaarmaynaa inuu ilaaliyo salaadaha alle ku waajibiyay oo uu tukado
Waayo salaadu waa rukni kamida arkaanta islamka ruknigaaas hadii uu qofku dayaco wuxuu khatar ugu jiraa inuu alle cadaabkiisa mutaysto hadii aaanu ka toobad keenin salaad la aanta uu ku jiro
Cadaabka allena waxaa lagu mutaystaaa waa danbi wayn
Qofkastana naftiisa haka bilaabo ehelkisana ha gaadhsiiyo oo ha amro inay tukadaaan hadii ay jiraan kuwo aaaan tukan oo alle haka baqaaan naftoodana cadaabka alle haka dhawraaan
Ilaahay sida xaqa ah hayna waafajiyo
Allaah ayaa mahad iska leh
WQ;FARXAAN CABDILAAHI CABDI
0 Comments