Ticker

6/recent/ticker-posts

presidential elections

 Dooraahooyinka iyo buuqa ka dhasha





Doorashooyinku wadamada qaatay dimuqraadiyadda qaarkood dhibaatooyin badan ayay ka dheefaan iyo mushkilado xalkoodu mararka qaar culusyahay in la xaliyo 

Gaar ahaan wadamada africa waayo afrikaanku kuma haboona inay ku dhaqmaan dimuqraadiyada waayo dagaalo iyo buuq is dil ayay ka dhexlaan waayo awoodii waxa iskaleh ninka talada wadankaa haya kaasaa siduu doono ugu takrifalaya intiikalena way ku daba dhibanyihiin oo markay doorasho iyo madaxtimo ku tartamaan waxaa soo baxdo eedaymo ku shubasho doorasho kadib dhibaa halkaa ka dhalata kii ku guulaystayna waxaa dhicikarta inuu markaa adeegsado awood ciidan isagoo iska caabinaya waxa lagu tilmaamo mucaaradka ee isaga kasoo horjeeda ee ay kursiga isku hayaaan kuwaas markay isku dhacaana dhiig ayaa ku daadata mararka qaar halkaaaa arintaaa sbabteeda darteed ayayna dinuqraadiyadu ugu wanaagsanayn iyo doorashooyinku wadamada afrikaanka 

Waxaa kale oo qaatay dimuqraadiyadaa wadama badan oo muslimiin ah kuwaaas oo iyana dhibaatooyin badan ka dheefay dimuqraadiyadaaas mushkiladeedu ay taabato dad badan oo muslimiin ah kuwaas oo aan ku haboonayn inay kuwada dhaqmaan dimuqraadiyadaaas dhibka badan waayo toodii xaqa ahayd markay ka tageen tukalena anficimayso ilaahayna way ka fogaynaysaa dadkooda iyo bulshadoodana dhibaatooyin badan ayay ka dhaxlayaan is qabqabsi is xagxagasho iyo wakhtiyada qaaar waxayba keentaa dagaal lagu riiqmo oo dhibaato keena dhibkaasina wuxuu taabtaa umadda qaybaheeda kala duwan ku yar iyo mid wayn iyo mid dhexeba waxayna markaas keensankartaaa qixitaan ama inlaga guuro goobtaas  mushkilada amni darro haysato taasina waxaa sabab u ah dhibaatada ay keensatay dimuqraadiyadu madaamoo bulsho aan ku haboonayn inay ku dhaqmaan ay ku dhaqmeen dimuqraadiyadaas

Hadaba waxaa la gudboon dadka muslimiinta ah inay ilaashadaan diintooda iyo dadnimadooda oo ay ka ilaaliyaan afkaaraha liita ee sharciga islaamku aanu ogolayn sida dimuqraadiyada iyi doorashooyinka ku salaysan inay codeeyaan dadka kasta iyo qof kasta oo wax qiimaynkara iyo qof aan waxba qiimayn karin 

Waayo baadilnimada iyo dhibatada ay leedahay dimuqraadiyadu waxaa taasaa daliil cad u ah aynu  sheegnay ee ah inuu qofkastaa codaynkaro 

Hadaba dadka islaamka waxaa la gudboon inay diintooda ilaashadaan dhaqankoodana ilaashadaan dadnimadoodana ilaashadaan 

Ilaahay in la hor geyndoonana xasuusnaadaan wax aan alle ogolayn markay samaynayaan saasookale inay ogaadaan qofka ay codka siinayaan in aakhiro lawaydiindoona maxaad ku dooratay qofkaaas 

Hadaba si kastooy tahay dhibaatooyinkaas aynu sheegnay ayay dimuqraadiyadu leedahay waana shay muuqda oo uu arki karo qifkasta oo indho qaba 

Oo indho uu xaqqa ku eego lihi uu arki karo 

Waxaa jira dad mudan inay umadda udooraan cida hogaanka u qabanaysa oo islaamku uyaqano   ahlul xali wal caqdi  waana hormuudka umadda inta aqoon cilmi iyo cibaado suuban leh alle ka baqaysa masiirka umadana eegaysa halka ay dhigayaan iyo cida ay udoorayaaan ee utalinaysa  dadkaas ayaa mudan in ay umadda udooraan cid wanaagsan oo hogaaminkarta oo danta umada ka talinaysa 

Ee teenaa sharcigu ogolyahay aynu samayno oo aynu ku dhaqano


Allaaah ayaa mahad iska leh 


WQ;Farxaan cabdilaahi cabdi

Post a Comment

0 Comments